Koonfur galbeed oo shaacisay qabashada 3 ka mid ah kuraasta golaha shacabka

Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur GalbeedĀ  ayaa shaaciyay qabashada Saddex kursi oo kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay Maamulka Koonfur Galbeed. Kuraasta doorashadooda la qabanayo ayaa waxaa ay kala yihiin, HOP#182 oo uu ku fadhiyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal, HOP#170 oo Afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay Iimaan … Continue reading Koonfur galbeed oo shaacisay qabashada 3 ka mid ah kuraasta golaha shacabka